Adowgayo (Patern Noster)

Parlato in Somalia e Gibuti

Eebbow awooddaa
Amranaanta magacaa
Ifka aanu joogniyo
Aakhiro idaylkood
Aduu noogu roonoow,
Noogu yeel mid aayo leh.
Noogu deeg arsaaq badan
Naga dhaaf denbigayaga
Xumaantoo dhan naga dhawr.

Fonte: marysrosaries.com

Lascia un commento

Il tuo indirizzo email non sarà pubblicato.